Arimaha guurka

Nagala soco Facebookga

iclaam

Wakhtiga dowrada Jimce-Sabti , Axad oo bilaamatay 14.7.2017- 29.7.2017 oo ah saxed maalmood usbuucii ilaa wakhtigaa aakhirka bisha.. sii Akhri

Madarasada Alhuda

Madarasda taxfiidka Quraanka kariimka ah ee masjidka  Al-hudaa waxaa la asaasaysanadkii 1999. Waa waax ka mid ah qaybta dacwada ee masjidka. waxana haatan dhigata arday tiradoodu gaarayso illaa 300 oo arday oo isugu jira heerarka kala duwan ee waxbarashada, sida : bilow, dhex-dhexaad iyo sare. Waxaa madarasda lagu bartaa maadooyinka kala ah:  taxfiidka Quraanka, farbarashada Carabiga iyo tarbiyada Islaamiga ah. Madarasada waxaa la dhigtaa 6 maalmood usbuuciiba, iyadoo ardayda loo kala qaybiyo 2 kooxood, oo koox waliba waxay soo gashaa 3 maalmood oo iyaga u gaar ah.
Wixii faahfahin dheeraad ah oo ku saabsan madrasada taxfiidka, qaabka waxbarashadu socoto, sida qofku ku soo gali karo iyo shuruudahaba waxaad kala xiriiri kartaa maamulka madarasada :

Maamulaha madarasada Sh. Abdillahi

Macalin Sh.Abdillahi